- Get link
- X
- Other Apps
maxa isbadal kugu dhacaya markad ilka xidhato waxa is badal ku imanaya muqalka wajigaaga samaynta isbadal ee kugu dhacaysa waxay noqon karta mid qurux ku siyaadisa iyo mid foolxumo keenta oo ad ka qoomamayso waxana keenaya isbadalka dhaqaaqa ilkaha oo iska badalya sidii ay ahayeen markii anad xidhin. isbadalka muqalka wajiga ee quruxda ku siyadinaya sawirkan xaga hoose waa labo qaybood qaybta sare waxad aragta in qofku aanu isku qaban karin ilkaha halka qaybta hoosana dhamaan ilkaha qofku is wada gadhayaan oo afkiisu aad isu badalay kiisaska nocon oo kale ah waxa jira dhaakhatir ilikaha ka saarta gawsa hore taas oo hadhaw keenta in ilku hoos u noqodan bananka iliga laga sarayna xidhmi waayo sida ka muuqata sawirkan wax iliga lagma saarin hadaba qof kastoo u baahan ilko xidhista waa inu iska hubiyaa dhakhtarka uu la xidhiidhayo
Comments
Post a Comment