Skip to main content

Posts

Recent posts

maxaa sababa cirid dhiiga?

Cirid xanuunka waxa keena shacaabi ciid ama dhagax yar yar oo ku samaysma ilkahaguntooda Waxana lagu arkaa madaw yar ooisu badalaya leeyar ilkaga dulsaaran. Calamadaha (Cirid dhiig yimada xiliyada cadayga iyo habeenkii markad hurudo, Afka oo sifad yeesha, Ciridka oo yarada) Dhibaatada uu keeni karo hadii aan hore layskaga dawayn In cidirku qodmo, Ilkaha oo si lama filaana kaga dhaca madama qotada iligu bananka timid marka ciridku ka durko, Midabka ilkaha oo isbadala. Dawaynta iyo xiliga ugu haboon (Waxad la xiriiraysa dhakhtarka ilkaha markad isku aragto calmadahan kor ku xusan, In loo sameeyo maydhitaad iyo dawooyin ku haboon xalda tagan, Cirid beeris hadii ciridku aad u qodamay) Hadaba dhakhtarka burco dental wuxu daweeyay kiisasbadan oo nocan ah Si sahlan ayaa lagu dawayn karaa markuu bilawga yahay xanunkani Balse haduu ciridku qodmay xanunkana mudo ku hayay waxay qadanaysaa wakhti iyo in qarashbadan kaga baxo sida xaalada cirid beeristo kale

hadii ilko kaa maqan yihiin aan kuso bixin maxa xala?

waxa jira dad badan oo aan lahyn miciya ama dhoolaoo ay ka maqan yihiin waxana sababa inta badan qofka laga saaray ilko dawacada waxa loo yaqano wana dadka ugu baahida badan inay ilkaa xidhan si banaanka loo xidho hadaba hadii aan la xaqiiyin in micudu ku jirto oo ay aasan tahay iyo inkale isla markaana la xidho waxay leedahay khatar aad u badan oo kaso gadhaysa ilkaha suurta gala maha inuu xidhmo banaanku waxana dhici karta inuu afku qalooc sameeyo madama ay ilkuu booskoda ka guurayaan maxa lagu xaliyay kiisaska nocano kale ah Burco dental waxay diwaan galisay kiisas badan oo nocan aynu kaso waranay ah waxana lagu daweeyay in looso saaray iligii ka maqnaa ee aas taso qadatay mudo koban adeega qofkii loo qabtay hada wuxu yeeshay ilko dhamaystiran dhamana wuu isbadalay muqalkii afkiisa iyo wajigiisu sida sawirka idinka muuqata waxa ka maqnaa dhoola waxana loo sameyay qaliin fudud mudo yar kadib waxa bananka loso saaray dhooshii afartan sawir ee kuu muqada waa maraxaladihii u...

ilko xidhista ( orthodontics)

maxa isbadal kugu dhacaya markad ilka xidhato waxa is badal ku imanaya muqalka wajigaaga samaynta isbadal ee kugu dhacaysa waxay noqon karta mid qurux ku siyaadisa iyo mid foolxumo keenta oo ad ka qoomamayso waxana keenaya isbadalka dhaqaaqa ilkaha oo iska badalya sidii ay ahayeen markii anad xidhin. isbadalka muqalka wajiga ee quruxda ku siyadinaya sawirkan xaga hoose waa labo qaybood qaybta sare waxad aragta in qofku aanu isku qaban karin ilkaha halka qaybta hoosana dhamaan ilkaha qofku is wada gadhayaan oo afkiisu aad isu badalay kiisaska nocon oo kale ah waxa jira dhaakhatir ilikaha ka saarta gawsa hore taas oo hadhaw keenta in ilku hoos u noqodan bananka iliga laga sarayna xidhmi waayo sida ka muuqata sawirkan wax iliga lagma saarin hadaba qof kastoo u baahan ilko xidhista waa inu iska hubiyaa dhakhtarka uu la xidhiidhayo