waxa jira dad badan oo aan lahyn miciya ama dhoolaoo ay ka maqan yihiin
waxana sababa inta badan qofka laga saaray ilko dawacada waxa loo yaqano
wana dadka ugu baahida badan inay ilkaa xidhan si banaanka loo xidho
hadaba hadii aan la xaqiiyin in micudu ku jirto oo ay aasan tahay iyo inkale
isla markaana la xidho waxay leedahay khatar aad u badan oo kaso gadhaysa ilkaha
suurta gala maha inuu xidhmo banaanku waxana dhici karta inuu afku qalooc sameeyo madama ay ilkuu booskoda ka guurayaan
maxa lagu xaliyay kiisaska nocano kale ah
Burco dental waxay diwaan galisay kiisas badan oo nocan aynu kaso waranay ah
waxana lagu daweeyay in looso saaray iligii ka maqnaa ee aas taso qadatay mudo koban
adeega qofkii loo qabtay hada wuxu yeeshay ilko dhamaystiran dhamana wuu isbadalay muqalkii afkiisa iyo wajigiisu
sida sawirka idinka muuqata waxa ka maqnaa dhoola waxana loo sameyay qaliin fudud mudo yar kadib waxa bananka loso saaray dhooshii
afartan sawir ee kuu muqada waa maraxaladihii uu maray
hadaba hadii aad tahay qof xaaladan oo kale haysato waxad
maxa isbadal kugu dhacaya markad ilka xidhato waxa is badal ku imanaya muqalka wajigaaga samaynta isbadal ee kugu dhacaysa waxay noqon karta mid qurux ku siyaadisa iyo mid foolxumo keenta oo ad ka qoomamayso waxana keenaya isbadalka dhaqaaqa ilkaha oo iska badalya sidii ay ahayeen markii anad xidhin. isbadalka muqalka wajiga ee quruxda ku siyadinaya sawirkan xaga hoose waa labo qaybood qaybta sare waxad aragta in qofku aanu isku qaban karin ilkaha halka qaybta hoosana dhamaan ilkaha qofku is wada gadhayaan oo afkiisu aad isu badalay kiisaska nocon oo kale ah waxa jira dhaakhatir ilikaha ka saarta gawsa hore taas oo hadhaw keenta in ilku hoos u noqodan bananka iliga laga sarayna xidhmi waayo sida ka muuqata sawirkan wax iliga lagma saarin hadaba qof kastoo u baahan ilko xidhista waa inu iska hubiyaa dhakhtarka uu la xidhiidhayo
Comments
Post a Comment